Posts

Faalo caafimaad

 Sidee baa loo caawiyaa hooyada uurka leh labada xili ee marna uurka ay leedahay marna fooshu hayso 1 hadaba xiliga ay uurka leedahay waxay ubaahantahay inaad sifiican ugu sharaxdo xaalada aykujirto maadaama ay tahay xaalad kucusb waxayna kaaga baahantahay inaad siiso wacyigalin badan  Tusaale  Aankasoo bilowno xiliga ay uurka leedahay (ANC) MARKA ay soo booqato dhakhtarka visitka 1aad waa inaad usharaxdaa waxyaabaha ilmaha dhibaatada kukeeni kara sida daawooyinka qaarkood inay dilikaraan oo sideedii hore aysan ahayn sidoo kale in ay bilwalba check up marto si xaaladeeda iyo tan ilmahaba loolasocdo Sidookale ugu shaqee si wanaagsan maadaama aykujirto visit kii 1aad si ay hooyadu ujeclaato imaanshaha dhakhtarka  Hadii aad umuujiso naxariis iyo farxad oo aadan hadalka kukulaylinin ee aad sidabacsan ulahadasho waa hubaal hooyadaasi wayjeclaanaysaa adeega markastana waylasoconaysaa xaaladeeda  Compassionate respectful care  naxariis iyo ixtiraam sii hooyada si ...