Faalo caafimaad

 Sidee baa loo caawiyaa hooyada uurka leh labada xili ee marna uurka ay leedahay marna fooshu hayso

1 hadaba xiliga ay uurka leedahay waxay ubaahantahay inaad sifiican ugu sharaxdo xaalada aykujirto maadaama ay tahay xaalad kucusb waxayna kaaga baahantahay inaad siiso wacyigalin badan 

Tusaale 

Aankasoo bilowno xiliga ay uurka leedahay (ANC)

MARKA ay soo booqato dhakhtarka visitka 1aad waa inaad usharaxdaa waxyaabaha ilmaha dhibaatada kukeeni kara sida daawooyinka qaarkood inay dilikaraan oo sideedii hore aysan ahayn sidoo kale in ay bilwalba check up marto si xaaladeeda iyo tan ilmahaba loolasocdo

Sidookale ugu shaqee si wanaagsan maadaama aykujirto visit kii 1aad si ay hooyadu ujeclaato imaanshaha dhakhtarka 

Hadii aad umuujiso naxariis iyo farxad oo aadan hadalka kukulaylinin ee aad sidabacsan ulahadasho waa hubaal hooyadaasi wayjeclaanaysaa adeega markastana waylasoconaysaa xaaladeeda 

Compassionate respectful care  naxariis iyo ixtiraam sii hooyada si fiican ugu sharax miisaankeeda dhiigeeda iyo xaaladkaste oo aadkabaadho u sheeg uurkeeda intabilood ee uumarayo

Maekaad intaasamayso waxaa hubaal ah in hooyo kaste helayso xaalad caafimaad oobadqabta inta aykujirto xiliga uurayda 

Xasuusin 

Hooyada dawada aad siinayso sifiican ugu sheeg xiliga ay isticmaalayso

Sidookale inay dhigto ama sarto meel ayna caruurtu gaadhin

Comments